RSS

الصوفية والدعوة في قلب أفريقيا

09 Mar

 
2 Comments

Posted by on 09/03/2008 in Nabada

 

2 responses to “الصوفية والدعوة في قلب أفريقيا

  1. Aw Maxamuud

    03/05/2008 at 11:11 pm

    hagaag weeye runtii hoygan aad samaysee , horumarkiisu sareeyoo, haybadiyo sharaftama , had iyo jeer ka muuqato, hanbalyo unbaan ku orane , horay u wad dadaalkaaga , hana caajisin marnaba , ….hala yaabina kol hadaan la ii soo hanbalyayn waa inan isu huraa naftaydee,

     
  2. nabadoone

    25/04/2011 at 4:13 pm

    Wacalaykum Salaam , Sheekh Aadan !
    Mahadsanid inaad na Baraarujinayso waa wax aad loogu Baahanyahaye, Qolooyin-kan Khawaarijta ahi , kheyr maba lahee, waxay kharibayaan Dunidii Muslimkoo dhan, waxay u khidmaynayaan Cadawga islaam-ka, waxay khal-khal ku Abuureen dadweyne Nabad qaba, waxay khuraafaad Aan diin Sal ku lahayn ku shubayaan dhalinyarada iyo Guud ahaan Caamada , waxay khasnadahooda ka Buuxsadeen Maal ay ku soo qaadeen inay Diinta ugu khidmaynayaan, Hase Yeeshee khiyaameen Amaanadii, khalqihii Allena Fasaadiyeen , Khaaliqa Na uumayna meel uga dhaceen oo ku shabaheen ( la mid dhigeen) khalqigiisa, markay Meel iyo waqti ku xadideen, kolkey fadhi iyo guurguuritaan u Nisbeeyeen, Goortey Kalaamkiisa (Qur’aan ka Kariima) ku Macneeyey wixii ku soo dhaca, iyagoo u daliishanaaya waxaan Daa’imku Swt Ogolayn, kuwaani Xumaantooda lama soo koobi karo, ee Allah islaamka ka qabto, Muslimiintana ka Badbaadiyo Meel-kastey Jogaanba, Mahadsanid.

     

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

 
%d bloggers like this: